BAGHDAD — Iraq celebrated the withdrawal of American troops from its cities with parades, fireworks and a national holiday on Tuesday as the prime minister trumpeted the country’s sovereignty from American occupation to a wary public.
Xaafadda Siinay by:Yasmin Mayow Maxamed
balmaxaa diyaanada gabadh yahay ku daba dhigay
Gabaygan waa gabay ka hadlaya diyaanada oo tiriyey hal abuursomalied gabaygan oo lamagac baxay balmaxaa diyaanada gabadh yahay ku daba dhigay WQ cadceed cabdirixmaan Ahmedn
Haddaba kolkii aan qaangaaray waxaan ogaaday inaan ahay nin jacayl helay, waxaan xusuustaa yaraanteenii mar aan weydiiyey by:Yasmin Mayow Maxamed
11 bilood ka hor ayay aheyd safarkii 4aad ee aan ku tago magaalada Hargeysa,by:Yasmin Mayow Maxamed
Mahad oo dhan waxay sugnaatay allah SW mahadnaq ka dib waxaan maqaaladii kan ka horeeyey aan kusoo qaadannaydhulka xoolaha iyo cimilada dalka Somalia haatana WQ cadceed cabdirixmaan Ahmedn
Waa Qiso Dhab ah oo talo u baahan Waxaan rabaa halkaan in aan idiinku soo bandhigo qiso dhab ah oo aniga iga fajicisay, BY: Axlaam Cabdidhoof
Miskiinka Ma loo Maqan Yahay? Xamar ninkii joogaa xaalkiisa og. Aniga waxaan ku dhashay oo ku noolahay Xamar, abidkeena meel maka aadin, cideyda xoogaa waa ka tabar roontahay dad badan oo Xamar ku nool. By: Maymuun Osman
18/Juun/2009, waxaa lagu balansan yahay in wakiilka SWACRO ee Somaliya la gudoonsiin doono abaalmarin ay ku kasbatey barnaamijyo ay ka diyaarisey dhibaaooyinka ee uu HIV/AIDs u lee yahay aadanaha
Miyaan Guur Mudnee? Qeybtii 1aad Ka dib markii aan helnay codsi badan oo lagu soo codsanaayo sheekadii ay Yaasmiin Mayoow qortay oo ahayd “Miyaan Guur Mudneen” ayaan go’aan...by:Yasmin Mayow Maxamed
wacan oo wanagsan mahd alleh baa iska leh waxaan hadan ku soo darayaa gabaydii ku saabsan gabadh somaliyeed gabay dhawaan uu tiriyey ahmed maxamoud cabadalle waan kan Wuxu yiri: