mana dhudi

fadlan tell-Telefoonka +254722282090

Cunto Karis

Ali Sufi Home Academy

Ugargaara Qoyskan

Dadka Tabarta Yar

Kutubeey

Caawi Bukaankan

Waqtiyada Salada

Jidka Janada

caawicunugaan

 E-mail

 

Ururka Fanka iyo Farshaxanka Goodir

 


 

wuxuu idiinku martiqaadayaa dhacdo bileedlaha Numbi oo lagu xusi doono Maalinta caalamiga ah ee afka hooyo.
Dhacdo bileedlaha Numbi ayaad kaga bogan doontaan Daawasho-wadareed film, Eray-hadle ama gabayo, hadal furan, gabyaa dhallinyar oo kaaga imanaya Barnaamijka Magaaladeyda (My City project) iyo La Kulanka Walaashaa ( Sister Circle )

Nagu soo biir oo nagala qeyb gal ‘Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo’ Iyo Dhacdo-bileedlaha NUMBI

Hal-kudhigga munaasabadda:

“Ma aha buuq waa afkeyga hooyo” Miriam Makeba 1979

 

Martida:

 

Maxamed Xasan "Alto" – Qoraa, aqoonyahan ku xeeldheer Af Soomaaliga

Dorothea Smart, Gabyaa

Elmi Ali, Gabyaa

Olivia Preyer, Heesaa

Maryam Muddey,  Heesaa

Fatima Haji, Gabyaa

Iyo qaar kaloo fara badan

Goorta: Isniin 21 ka February 2011 6-9 fiidnimo

Goobta:  The Brady Centre

192-196 Hanbury St , City of London E1 5HU

Munaasabaddu waa mid ay albaabadeedu u furan yihiin qoysaska, waalidka iyo dhammaan dadka uu Afka Soomaaligu ka dhexeeyo.

Casho iyo cabbitaan ayaa kuu diyaar ah, 18:00-19:00

Wixii tabarrucaad, talo iyo tusaale ah waa lasoo dhoweynayaa

Si aan meesha lagaaga buuxin dhaqso lasoo xiriir Kinsi Abdulleh;  This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

 

fadlan caawi

Sahro U gargaara

Testing of right sie