|
TACSIDDA GEERIDDA MARXUUM-AXMED JAAMAC CABDULLE(JANGELI).
Geeridu Waa Xaq-Anagoo ku hadleeyna codka guud ahaanba Beesha C/Garaad(QAYAAD) kuna kala sugan dhulkii hooyo iyo qurbahaba waxaanu Halkan Tacsi tiiraanyadeeda leh uga gudbineeynaa Qoyskii,Eheladii,Asxaabtii iyo guud ahaanba Qoomiyadda Saciid Harti(DHULBAHANTE)geerida ku yimmi El-Marxuum Aqoonyahan Sare-AXMED JAAMAC CABDULE(JANGELI)oo dhowaan ku geeriyoodeey Dalka USA,lama soo koobi karaayo taariikhii Marxuumka iyo Xilalkii sare oo wuu dawladihii Somaaliyeed ka soo qabtay(Xildhibaanimo, Wasiirnimo,Safiirnimo,Agasim,Gudoon iyo kuwo kalleba weeyna yar yihiin dadka Xilalkaas oo kale soo qabtay),Marxuumku wuxuu ahaa muwaadin xalaal ah, Hab dhaqameed wanaagsan lahaa,Wadani Dadkiisa iyo Dalkiisa sida ku haboon ugu soo adeegay,sharaf iyo qadarin gaar ahaaneedna ku muteeystay,xiligan damme odey Somaaliyeed,Waxaan Raxmaanka ka rajeeyneeynaa in wuu marxuum- Jangeli Janadii ka waraabiyo,qoyska,ehekladda,asxaaba iyo guud ahaanba Ummada Somaaliyeed Sabir iyo Iimaan inaga Siiyo-Aamiin.Aamiin.Aamiin.
 Magacyadda Dadka Tacsida Diraaya:- -Xurmadle-Garaad-Cali Buraalle Xassan. -Xurmadle-Aqoonyahan-Maxamed Maxamuud Axmed. -Xurmadle-Aqoonyahan-Maxamed Cabdi Xaashi. -Xurmadle-Odey-Xaaji Cabdi Sh.Cumar. -Xurmadle-Odey-Cali Ismaaciil Guraase(Cali Qayaad). -Xurmadle-Proff-Axmed Bootaan Dhakaar. -Xurmadle-Sulub Cali Gaas. -Xurmadle-Sh.Maxamuud X.Cali. -Xurmadle-Xassan Nuur Aw Jibriil(Xassan Shiine). -Xurmadle-Xaaji Maxamed X.Ismaaciil. -Xurmadle-Danjire-Axmed Cabdi Xaashi(Xashare). -Xurmadle-C/Laahi Ciise Oog. -Xurmadle-C/Laahi Sh.Maxamed Sh.Cumar(C/Laahi casse). -Xurmadle-Cali Khaliid Samater. -Xurmadle-Xildhibaan-C/Raxmaan X.Ismaciil. -Xurmadle-Garsoore-Maxamed Xassan Maxamed(Gacmo Yarre). -Xurmadle-Xaaji Maxamed Aw Faarax. -Xurmadle-C/Qaadir Ciise Oog. -Xurmadle-C/Risaaq Axmed Nuur Aw Jibriil(Neeygeeri). -Xurmadle-Maxamuud Diiriye C/Joof. -Xurmadle-Cabdullaahi Dubad. -Xurmadle-Sh.Abshir C/Laahi Shiikh. Xurmadle-Maxamed Ismaaciil Toosane. -Xurmadle-Sh.Cali Dabreeye. -Xurmadle-Maxamuud Cabdi-kariim. -Xurmadle-Saalax Xaaji Maxamed Aw Faarax. -Xurmadle-Dr-Aden Maxamed Xaasan. -Xurmadle-C/Rashiid Sh.Maxamed Sh.Cumar. -Xurmadle-Mukhtaar Garaad Cali Buraalle. -Xurmadle-C/Risaaq Maxamuud Huruuse(Salxaan) -Xurmadle-C/Qaadir Sh.Maxamuud X.Cali. -Xurmadle-Col-Maxamed Ciise Laclle. -Xurmadle-Feysal Cabdi Uruur Gaas. -Xurmadle-C/Qaadir Sh.Maxamed Sh.Cumar. -Xurmadle-Col-Xassan Axmed Nuur Aw Jirbiil. -Xurmadle-C/Kariim X.Ismaaciil. -Xurmadle-Axmed C/Laahi Sh.Maxamed. -Xurmadle-Cali Ciise Oog. -Xurmadle-Cabdi Muuse Ibraahim. -Xurmadle-Saciid Xaaji Cali. -Xurmale-C/Rashiid Diiriye Geyre. -Xurmadle-Ganaje Maxamed Khaawi. -Xurmadle-Keenadiid Maxamed Khaawi. -Xurmadle-Kablalax Maxamed Khaawi. -Xurmadle-Cali Sh.Maxamed Sh.Cumar. -Xurmadle-Cabdullaahi Qayaad. -Xurmadle-Maxamed C/Kariim(Qayaad). -Xurmadle-Kumade Maxamed Khaawi. -Xurmadle-Allamagan Maxamed Khaawi. -Xurmadle-Jaamac C/laahi Casse. -Xurmadle-Absame-C/Laahi Qutti. -Xurmadle-Xassan C/Laahi Sh(Xassan Carab)iyo Guud ahaan Beesh C/Garaad. -Geeridu Waa Xaq- -Soo Gudbintii-Ustaad-Xassan Carab-
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
. -Mar-7-2011.
TACSIDDA GEERIDDA MARXUUM-AXMED JAAMAC CABDULLE(JANGELI).
|