|
scw wr wb maqaalkaan waxaan ku egeynaa arimaha guurka
scw wr wb maqaalkaan waxaan ku egeynaa arimaha guurka waxaa sanadaahaan intii wadankeenii colaadu ka jirtey iyana nagu soo kordhey guurkii oo aad u yaraadey iyo furiinkii oo batey shakhsi ahaan waxaan isku dayayaa inaan si aan turxaan laheyn u falanqeeyo anoon dhana garab siineyn waxaan eeda saarayaa rageenii oo u hanqaltaagey haweenka ajaanibta ah
qado ugu daraan intaad nin qurbo jooga ee intaad qadato qaato casumeyso maad walaalahada bahan ugu deeqdid ina ragaw aan idinla kaftamee hadii gabdhihii idiin fududeyana waxaad oraneysaa hadhaw maxayba igu fadhidaa oo hadii la yara murmo dalqadaad la soo carareysaa ileyn lacag lagama diline talo iga hoo ina ragaw haween waa ku weena ha racina dhaldhalaalka ajaanibta mustaqbal ma laha oo ilmahaado abti ma laha ayeeyo iyoawoowna haba sheegin markey dhawr iyo toban jir ahayd bey hoyaded ka guurtey adna ku waado guryaha dadka waeyn lagu xanaaneeyey ku geynayaan markaad gabawdo hadanba gurigada ku dhiman oo adoo dhawr bilood mootan darisku ku ogaan marka ina ragaw isla ogaw gabar
soomaliyeed qiimo iyo qurux dhaqan asluub iyo wax walboo wanaagsan waa gabar soomaaliyeed boge ka mida bogaga internedka ayan ku arkayey coment ay qorayeen laba wiil oo soomaliyeed mid ayaa weydiiyey kii kale war nin yahaw sabab bey gabdhaheenu marka la guursado ula soo baxaan dabeecad qalafsan kii kalaa u jawaaboo yiri war hooyaded iyo ayeydeed baa kula dardaarma naa hooy nacas ha noqon oo ninku yuusan kula guursan ee ku adkee wax walba aad baan ula yabey waxa ka indha tirey sharaftii hooyo iyo ayeyo sawtii gabadha hooyadu cashar lama ilawana siin jirtey ay lahayd wax ishiiso dhibsato ka ilaali wax sankiisu dhibsadana ka ilaali indhakuushu yeysan kaa dhamaan dhar ha kuu noqdee dhar u noqo marka
dardarankaas hooyadii bixisey baa magac kale loo yeelayaa gunaanad quruxda yaaan u leenahay qalabka yaan u sidanaa hadaydaan wax nala qaban ma rag qaarad kale jira buu noo qorey ilaahay marka raga soomaliyeedaw hadad ajanibta guursataan gabdhiinana ajaanibtaa guursaneysa taa hala ogaado marka waad isu baahantihine is ogada wax isu kiin dhama ma leh gabadha soomalieed gobalkey rabto ha ka timaado hadad xataa isku xumataan ilmahadii marna wayi meysid lakin hadii naag ajanib ah aad guursato ilmahada ha tirsan hadad la nooshahayna aayo haka sugin nasra guuleed
|





































