mana dhudi

fadlan tell-Telefoonka +254722282090

Cunto Karis

Ali Sufi Home Academy

Ugargaara Qoyskan

Dadka Tabarta Yar

Kutubeey

Caawi Bukaankan

Waqtiyada Salada

Jidka Janada

caawicunugaan

 E-mail

su aal da weynoo madaxa daalineysa dadweyne idinkaa la idin weydin?

 

scw wr wb   waxaan rabaa sidii macquul ah inaan qeexo laba qof oon kala maarmin isna qadarin  kala tagin is qabin is jecel is neceb waa yaab su aal bey idin weydiisey dadweynow gabadhaani waxay tiri ninkeygu ima jeclo imana necbo ima

jeclo oo ima qadariyo igama ilaaliyo waxa i dhibaaya  waxuu jecel yahay markaan murano inuu i caayo oo waliba xadka ka



bixiyo ceyda isagoon waxba xeerin   ima necba oo igama tashado iskama tago haduu iga maqnaado haduu iga xanaaqo

isagoo i soo xiisey buu ii yimadaa hadaan caroodo wuu i baryaa oo is hortagaa inaan go aan ka gaaro hadana waa


cadadiisa farxadiisa oo kaliya inuu eego wuxuu ku raxeystaa inuu hoos ii dhigo  i liido    iga hoos mariyo wax walboo

hooseeya waxaan iskula hadlaa kan armuu malagada joogaa oo aad cuqdad u dhimataa  hadana markuu dadka banaanka la kulmo inuusan iga maarmin buu u muujiyaa qof walbaa wuxuu i leeyahay hebel wuu ku jecelyahay   marka ma

 

nooc jaceylada ka midoo  qofku qofku jecelyahay inuu naceyb u muujiyo ah baa jira waa su aal aan wax badan

maskaxdeyda  ka dhamaan marka dadweynahaan weydiin    bal maxaa u diidey jaceylka uu rabo dadka kale iney ogadaan inuu aniga ii muujiyo waa yaab mana yara magool alaa yarxan waxay tiri isna ima daryeelo ana kama danbeyee

 

ma la igu dawgaley ana teydu waa isna ima daryeelo ana go aan kama garee ma la igu dawgaley hadaba dadweynow ninkasi ma i jecelyahay mise  mase jiraa qof bani adam ah oo loo abuurey inuu murugoodo ilaa intuu ka dhimanaayo

   wixii  talo ah

 

my email This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

 

 

kala soco wara ku xiiso geliya kana qeeybqaado gargaarka walaalahaaga dhibaateeysan www.4somaliwomen.com

 

fadlan caawi

Sahro U gargaara

Testing of right sie