mana dhudi

fadlan tell-Telefoonka +254722282090

Cunto Karis

Ali Sufi Home Academy

Ugargaara Qoyskan

Dadka Tabarta Yar

Kutubeey

Caawi Bukaankan

Waqtiyada Salada

Jidka Janada

caawicunugaan

 E-mail

Yaa Illaahay dartii caawinaaya adoonka dhibaataysan ee aan cidna lahayn.

 

  

Axmed waa nin miskiin ah oo ka mid ah bulshada danyar ta ah ee xaafada daami degan. Axmed waxaa dhawaan la soo daristay dhibaato caafimaad oo u ku keentay in uu laxaad kiisa ku socon kari waayo isla markaana ah dhibaato ka soo gaadhay qodax ka muday cidhibta. Dhibaatadan argagaxa iyo naxdinta leh ayaa soo baxday mar ay culimo aw diinka xaafada daami ee magaalada Hargeysa ay soo booqdeen dad waynaha, danyarta xaafada, markaa waxay qoylo dhaan u dirayaan walaalahan muslimiinta ah .Iskaba daa in uu is daweeyee Axmed naftiisa iyo carruurtiisaba uma helo wax uu ku quudiyo. Sidaa daraadeed walaal aan gudano waajibkan diiniga ah oo aan caawiyo walaalkeen cidii illaahay dartii u caawinaysaana ha ugu soo hagaajiso ciwaankan.

 

 telef00 252 2 4an:  

421178 ama00252 2 4482999 This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it   

 kala soco wara ku xiiso geliya kana qeeybqaado gargaarka walaalahaaga dhibaateeysan www.4somaliwomen.com

 

fadlan caawi

Sahro U gargaara

Testing of right sie