mana dhudi

fadlan tell-Telefoonka +254722282090

Cunto Karis

Ali Sufi Home Academy

Ugargaara Qoyskan

Dadka Tabarta Yar

Kutubeey

Caawi Bukaankan

Waqtiyada Salada

Jidka Janada

caawicunugaan

 E-mail

QAABKA QUBAYSKA WAAJIBKA AH

 

1- Niyayso inaad qubays waajib ah qubaysanaysid.

2- Dhaq xubnaha taranka, dabeetana gacmaha iska dhaq.

3- U weyseyso sidaad ugu weyseysan jirtay Salaadda, lugahase katag.

4- Qubayskii billow adiga oo madaxa iyo garka biyaha dhex gelinaya.

5- Si fiican biyaha madaxa ugu shub ilaa ay ka hooraan.

6- Jirka ka dhaq dhanka midig.

7- Dhaq dhanka bidix.

8- Haddaad tahay qof cayilan, biyaha gaarsii meelaha jirku ka laablaabmo ee ay dhici karto in aanay keligood gaari karayn.

9- Dabeeto lugaha iyo cagaha iska dhaq

10- Waad dhammaysay, ha yeeshee biyaha dhabiil oo haku dhayalin.

 

kala soco wara ku xiiso geliya kana qeeybqaado gargaarka walaalahaaga dhibaateeysan www.4somaliwomen.com

 

fadlan caawi

Sahro U gargaara

Testing of right sie