fadlan tell-Telefoonka +254722282090

Cunto Karis

Ali Sufi Home Academy

Ugargaara Qoyskan

Dadka Tabarta Yar

Kutubeey

Caawi Bukaankan

Waqtiyada Salada

Jidka Janada

caawicunugaan

PDF Print E-mail
Written by Administrator   
Friday, 05 March 2010 00:08

 

Tacsi Tiiraanyo Leh

 

INAA LI LAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN


Anaga oo kala ah 
 
 Mahad Xasan Cadaawe ( MAHAD GANEEY )

 Yasin Cabdi Faarax
 Maxamed Cali Warsame 
 Fardowsa  Maxamed Cabdulle
Nasro Maxamud Cilmi iyo Seygeeda Cabdi Aden Cilmi

Yusuf Xuseen Maalin (Yusuf Bile)

 Cabdiweli MaXamed Cali  ( CARSHAAN )
 Cabdiraxmaan Ismaaciil Sheekh ( WARDI )
 Abdiraxmaan Axmed Cabdi ( GARAS )
 Xasan Xaaji Ibraahim  (  LOPEZ )
 Xuseen Xasan Cabdi (SHIILISTA)
 ADDEER Maxamed  Maxamuud Maxamed (Nanacley
)
 
WAXAY DHAMAANTOOD TACSI U DIRAYNAAN GEERIDII TIIRAANYADA LAHAYD EE KU TIMD EHELEDII IYO QARAABADII MARXUUN MAXAMUUD JIMCAALE AXMED QAYROOW ( TIMACADDE ) OO KU GEERIYOODAY CUSBITAALKA JAAMACADDA EE MAGAALADA NIJMEGEN EE DALKA NEDERLAND,TAARIIKDU MARKEY AHEYD 2/03/2010,

 

WAXAANA TACSIDAAN LOO DIRAYAAN DHAMAAN REER MAXAMUD JIMCAALE MEEL WALBA OO AY DUNIDA KA JOOGA.


 WAXAAN ALLE UGA BARYEENAA IN JANADDI FARDOWSA ALLE KA WARAABIYO SAMIR IYO IIMAANNA ALLE KA SIIYO
AAMMIN - AAMIIN –AAMMIN

 

 

 

 

fadlan caawi

Sahro U gargaara

Testing of right sie