AudioAcrobat!
 
PDF Print E-mail
Written by Administrator   
Friday, 05 March 2010 01:11

 

 Gacaliso goormaan ku furay?

Walaal waxaan la iyiraadaa anwar muda ku noolaamudo Kenya Nairobi inkastoo aan hada dibada joogo marka waxa dhacday inaad aad isku jeclaanay gabar soomaaliyeed oo walaashay ah hadana aanu nahay isku famillana yiraahdo Aniso marka gabadhu waxay ahay qof wanaagsan markaa sheeko dheer kadib waxaan kubalanay inaan isguursano markaa waxaa Nairobi ku hayey walaasheed kawayn oo hooyadeed oo kale ahayd marka waxay tiri lasocodsii walashay oo adna walaashaa oo kale ah waan lasocdsiiyey wayna aqbashay ,waan isguursanay guurkuna wuxuu ahaa farxad iyo rayn rayn waxaan wada joognay dhowr sano waxayna ii dhashay sadex caruur labo wiil iyo gabar waxaan wanaag kuwada joogno oouu jacaylkeedii isu gaa idaba waayojacaylku wuxuu ugu fiican yahay marka aad malabsato,aniguna waxaan ahayqof jacaylka qadariya marka wuxuu waayahay isguraba maalinba maalin noo dhiibtaba waxay xaaskeyhii aniso eshay resbonsar oo ay kasugaysay walaasheeda wayna dhooftay oo maalintaaay dhoofaysay waxaan ku iri
  Noo dhooftayee nabad Alle hakuyeelo

  Nafkalana sugimaynee Alle haku amaansado
 Nafbaa kutabaysoo raali kaa ah
 Niyada kuguhaysoo kutabaysee
Naxdin kadhowroo Alle haku amaansado
 Nabsigu waa maguuraane anisaay
Nabarada jacaykuna halisweeyoo
Nafbaad sidataaye ogow......
   
intaa kadib wey soobaxday anigoo dardaadankeyga siiyey waxaan laharay oo aan lajoogay caruurteydii oo aanaabo iyo hooyaba u ahaa waxayna xaaskaygu sii maqnayd sanad iyo bar intaa  waxyna latagtay uur yar markay halkaa tagtay oo ay naqab tahay lixbilood ayaan waxaan kala sheekaystay uurkii ay lahayd waxay ii sheegtay inay uurkii sido balse ay kashakisan tahay dhaq dhaqaaqa ilmaha caloosha kujira,waxayna ii sheegtay inay rabto dhaqtar,maalintii xigtay ayaan wacay oowaxay ii sheegtay in dhaqtarkukuyiri ilmaha nuuxsi malahan marka daawadaan qaado oo igu soonoqo bilkadib, mudadii looqabtay kadib ayaan waydiiyey xaalada uurka waxayba ii sheegtay inay iska soo xaaqday, intaa kuma ekaanine waxaa wareysi lagalay walaasheedii dhoofisay waxayna ii sheegtay oo igu tiri Anwaroow aniga uurkeeda ma arag,balse haday uur kuusheegtay ilmahaas iyada ayaa laga rabaa markaas ayaan fajacay oo waxaan kala garanwaaey oo ilaa iyo hadaba garan la'ahay runta jirta,

intaa kadib dareen ayaa igu dhashay oo ah in xaaladu caadiahayn oo wax jiraanbil kadibna way ila soo hadashoo waxay itri caruurtii waad kudaashay marka walaashayda ku wareeji  oo markaa somaliya kaimid daacad baan ahaayoo waan kuwareejiyey bilkale kama soowareeganoo waxaan maqlay inay aroosba gashay ooay nin kale iska aroostay waxaana warkaa ii sheegtay gabadhii ilmaha lagu wareejiyey  intaa kadib naxdin iyo amakaag ayaan galay wayo naf wax jecel waadhibee waxaan wareystay gabdhii dhoofisay ,waxayna ii sheegtay inaysan waxaa warba kahayn oo ay jirto magaalokale oo u jirta toban saacad marka diyaarad laraaco waxaan wacay aniso oo mahayd xaaskayga markaa waxaana weydiiyey arintaa wayna iga diiday waxaana la iisheegay inayba canug haysato marka aan maqlayo arintaas waan weydiiyey wayna inkirtay oo waxay tiri idinka ayaan  idiin maqanahay yaan iyo amakaag meel aanwax saaro ayaangaranwaayey kadib waa soodhoofay oo waxaan imaadayingiriiska  intaa kuma ekaanine waxaan waydiiyey wiil saaxiibo ahyn oo halkaas joogay wuxuu iyiri ii sug waan soo ogaanayaa wuxuuna ii sheegay inuu arinka jiro oo ayba haysato canug uurna leedahay markaas ayaan garowsaday in ay runtahay arintaas,intaa,mudo kadibna waxaan maqlay in lafuray sababta oo ah wuxuu ogaaday inay qiyaamaysay ,aniguna nabarka ay igaarsiisay waan kabogsooday ilaahay mahadiis.


 waxaan kusoo gabagabaynayaa geraarkan
 
 mar hadaad inoo dhooftay
Mahad ale weeyaane
Mataantii naftaad ahayde
Ma inaad iqayaantoo
Maantaan dhaqtar jiray
madadaalo iiga dhiigtaye
Maxaa maalinta qiyaamo
Mowlihii na uumay
Mudnaantaada kayeeli doonaa

Walaal rayigaaga ka dhiibo maxaa la gudboon walaalkeena dhibkaan loogeeystay.

Waxaa soo tabisay anigoo ah Axlam cabdidhoof kana hadla qeeybta arimaha bulshada ee 4Somaliwomen.com

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

Digniin 

Dhamqaan cidii isku deydo in ay qaadato sheekadaan iyagoon fasax ka heysan Abwaankii qoray iyo bogga 4somaliwomen.com. Waxaan la marinaa sharciga wadanka uu joogo  haduu yahay wadan dhowra sharciga Koopi Riiteka (Copy Right Laws).  Waxaa lagu soo bandhigaa boggaga aan saaxiibka nahay oo wada shaqeynta ay naga dhaxeyso.  Hadii laga soo helo sheekadaan website aan ahayn 4somaliwomen oo fasax la'aan loogu soo dhajiyo, waxaa bogaas lagu daryaa boggaga Hackerska interyada oo waxaa lagu dacweynayaa qolada Hostingka u sameyso

Kala soco Warar Kuxiisa geliya  4somaliwomen.com

Last Updated on Wednesday, 07 April 2010 00:34
 
 

Caawi Gabdhahaan

Fadlan Ugargaara!

Tartanka_Quraanka

tartan quraan

Sahro U gargaara

Kutubeey

Ugargaara Qoyskan

Baa_Calwaan

Khadiijo

fadlan caawi

Sacdiyo_HIV

SWACRO_YouTube

Waqtiyada Salada

Wayeelada Liita

Caawi Bukaankan

No images

Adeegaha_Danyarta Youtube

Dadka Tabarta Yar

Wareysi barkhad

SWACRO

arday_agoon2.jpg

2009 Afurinta SWACRO

Fadlan U Gargaara Seynab

Fadlan U gargaar

Warbixinti cartan