AudioAcrobat!
 
 E-mail

 

Hooyo Canab Oo Kaalmo Fiican Heshay!

Maasha Allaah

Wakiilka SWACRO ee Hargeisa oo u siinayo gargaar Hooyo Canab

waxaa laga joogaa mudo kooban kadib markii webku u bandhigay akhristayaashiisa sharafta leh hooyo kamid ah danyarta xaafada daami ee magaalada hargeisa taas oo haysata caruur agoon ah isla markaana indhoole ah.

Haddaba waxaa jawaabo aad u qiimo badan oo waxtar leh ka soo bixiyey bulsha weynta somalida eek u dhaqan dalalka Mareykanka, England, Kuwait,

Kuwaas oo kaalmo lacageed u fidiyey hooyo canab isla markaana ka dabooshay baahidii dhaqaale ee ku xeerned qoyskeeda.

Si kastaba ha ahaate hooyo canab ayaa waxaa kafaalo qaatey nin ehlu kheyr ah oo Alle aanu uuga baryeyno inuu janadiisa galiyo kaas oo u balan qaadey inuu bil kasta u soo dirayo lacag dhan 100$ dollar oo mareykan ah laakiin waxaa uu ka cudur daartey in la xuso magaciisa.

Hooyo canab ayaa waxaa loo dhisay suuli ay aad uugu baahney waxaana caruurtii agoonta aheyd loo geeyey Madaras ay ku bartaan diinta Alle iyo Aqoonta kale ee maadiga ah.

Haddaba hooyo canab ayaa waxaa aanu ka wareysaney dareenkeeda iyo farqiga u dhaqeeya maanta iyo maalintii hore waxaaney hooyo canab ku jawaabtey sidan ee dhageyso iyadoo maqal ah:

 

Allaa Mahad Leh

 

Ugu danbenytiina waxaanu si qiimo iyo sharaf leh uugu mahad celineynaa dhamaan umadii ka qeybqaadatey kaalmadan iyo sadaqadan.

 

Soo diyaarintii: Barkhad jama hirsi

Wakiilka SWACRO EE Hargeisa

Hargeisa 

Tell: 002522+4424510

Email: This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

kala soco wara ku xiiso geliya kana qeeybqaado gargaarka walaalahaaga dhibaateeysan www.4somaliwomen.com 

 

 
 

Caawi Gabdhahaan

Fadlan Ugargaara!

Tartanka_Quraanka

tartan quraan

Sahro U gargaara

Kutubeey

Ugargaara Qoyskan

Baa_Calwaan

Khadiijo

fadlan caawi

Sacdiyo_HIV

SWACRO_YouTube

Waqtiyada Salada

Wayeelada Liita

Caawi Bukaankan

No images

Adeegaha_Danyarta Youtube

Dadka Tabarta Yar

Wareysi barkhad

SWACRO

dugsi_waberi2.jpg

2009 Afurinta SWACRO

Fadlan U Gargaara Seynab

Fadlan U gargaar

Warbixinti cartan