AudioAcrobat!
 
 E-mail

Ogeysiis Muhiim ah

Dhamaan  walaalaha Soomaliyeed   ee  sadaqada baxsata,  kuwada  nool  dunida dacaladeeda waxaynu la socodsiineynaa hadiiba ay baxsanayaal sadaqo inay Email u soo diraan wakiilka SWACRO ee Somaliya Yaasmiin Mayow Maxamed amaba ay taleefan ku soo wargeliyaan, Eamilkuna waa This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

 Sababtoo ah waxaan dhibaato ku qabnaa soo qaaditaanka lacagta, oo waxaa nala weydiiyaa qofka soo direy lacagta magaciisa oo sedaxan  aad ayuuna  inoogu adkaadaa  inaynu sheegno magaca diraha,  hadii aynaan ka heysan faahfaahin.

 Haddaba Xawaalada Kaah oo lagu soo direy lacag numbarka ah 0025250-410004, Yasmin Majow Maxamed uuna u qornaa sidaas , Kaah Bank wuu u  yeertey Yasmin, laakiin markii la tegay oo la weydiiyey diraha  Magaca oo sedaxan, oo ay garan weysay waa loo ogolaan waayey in lacagtaas la siiyo ee walaalayaal ku soo dira kaalmadiina xawaaladaha kala ah Dahabshiil Bank, Qaran Bank, Amal, Bank, Amaana Bank,Tawakal Bank iyo Mustaqbal Bank , dhamaan Bankiyadaas  sharuud la’aan ayaan uga heleynaa  dhaqaalo walboo la soo dira  ee walaalayaal  sidaas ula socda  ama soo dira magaca diraha

Mahadsanidiin

Madaxda dhibka ku dhiban Soomaliya

Yasmin Mayow Maxamed

0025250-410004

002521-5590407

 
 

Caawi Gabdhahaan

Fadlan Ugargaara!

Tartanka_Quraanka

tartan quraan

Sahro U gargaara

Kutubeey

Ugargaara Qoyskan

Baa_Calwaan

Khadiijo

fadlan caawi

Sacdiyo_HIV

SWACRO_YouTube

Waqtiyada Salada

Wayeelada Liita

Caawi Bukaankan

No images

Adeegaha_Danyarta Youtube

Dadka Tabarta Yar

Wareysi barkhad

SWACRO

dugsiga_agoonta_SWACRO_1.jpg

2009 Afurinta SWACRO

Fadlan U Gargaara Seynab

Fadlan U gargaar

Warbixinti cartan