fadlan tell-Telefoonka +254722282090

Cunto Karis

Ali Sufi Home Academy

Ugargaara Qoyskan

Dadka Tabarta Yar

Kutubeey

Caawi Bukaankan

Waqtiyada Salada

Jidka Janada

caawicunugaan

 E-mail

Sheekh Maxamed  C/laahi  Xaaji oo maanta la gudoonsiiyey dhaqaalo uu ku farxay.

Wadaadkaani aad aragtaan sawirkiisa  2 sano ka hor ayay xaaskiisa ka mid aheyd haween qarax lala eegtey iyagoo ku howlan howlo nadhaafadeed ee magaalada Muqdisho,

Sheekh Maxamed waxay uga geeriyootey xaaskiisa shan caruur oo mida ugu yartahay  ay jirto 5 sano, waa waayeel oo wuxuu ku howlanaa markaan ku booqanaayey aqalkiisa kala celinta caruurtiisa.waxaa intaas u sii dheer maahan qof xoogsan kara oo wuxuu ii sheegay noloshooda inuu ka keeno Quraan loo aqriyo reerkii u baahda.oo wuxuu gacanta mar walbo ku heystaa Kitaabka Jaamaca ah iyo tusmaxiisa.

Sheekh Maxamed waxaan u sheegay inaan u wado lacag uga timid wiil Soomaliyeed ee ku nool Mareykanka, marka ka dib ayuu farxad dartiisa is heyn waaye, wuxuuna  bilaabey inuu ilaahay u mahdiyo ka dibna uu u duceeyo shaqsigii ugu deeqay dhaqaalahani

Sheekh Maxamed wuxuu kaloo ii sheegay inuu ka fekeraayey meeshuu caawa ka keeni lahaa Anfurkii iyo cunadii kale ee uu siisan lahaa ciyaalkiisa.balse waa Ilaah mahadiisa ee wuxuu ilaahay u soo adeejiyey mid ka mid ah adoomihiisa, Rabi jazadkeeda ha siiyee,

Run ahaantii sadaqada cid walba iskama baxsato laakiin qofkii ilaahay uu ku hagaajiyo unbaa baxsada ee walaalayaal waxaad la socotaan dalkeena Somaliya inay ku nool yihiin kuwa la mid ah Sheekh Maxamed iyo kuwa ka sii daran, ilaahay umadihiisa waxba uma weynin laakiin waxaa uu ku fiirinaayaa inta kale ee ilaahay wax u dhiibey,  

Haddaba ogaada weli waxaa loo baahan yahay kaalmadiina ee ku soo hagaajiya hadii aad tahay midkii kheyrka baxsanaayey ciwaanka hoos ku qoran.

Yasmin Mayow Maxamed

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

0025699-410004ama

002526-5590407

 

 

Ama

0025699-410004

Somalia----------- Mogadisho

kala soco wara ku xiiso geliya kana qeeybqaado gargaarka walaalahaaga dhibaateeysan www.4somaliwomen.com
 

 

fadlan caawi

Sahro U gargaara

Testing of right sie