|
Dugsiyada Agoonta ee SWACRO
Fadlan ka qeyb qaado tacliinta ardayda agoonta!Swacro waxey gacanta ku heysaa oo ay maamushaa dhowr dugsi oo ay dhigtaan arday agoon ah. Dusiyadaas oo ku kala yaalo magaalooyin kala duwan, ayaa u baahan dad kifaalo qaado qarashka macalimiinta.
"And whoever saved a life, it would be as if he saved the life of the entire people." Holy Quran, 5:35 Please donate generously to the SWACRO schools as the value of education can never be underestimated for it tackles the root causes of poverty, opening up vast opportunities for economic improvement.
All the SWACRO team consists of dedicated volunteers operating with 0% administration costs. We work in partnership with experienced volunteers on the ground who substantiate each of the appeals that arise and are available to provide on-going support and guidance. Wherever possible, the volunteers endeavour to work closely with other charities, so as to leverage the full benefit of the collective goodwill of donors and local expertise. As you can see the need is colossal, but together we can effect change and make a lasting difference. Pl. read,,, short story and touching
You can send your donations to: Phone No. 002521-559-0407
Tan iyo markii ay u istaageeyn walaalo badan ee Soomaliyeed kuna sugan dalalka qurbaha, ayay ku guuleysteeyn in sanadka 2009-ka ay daboolaan baahida agabka ardeyda iyo biilka macalimiinta Agoonta ee SWACRO. Haddaba maadaama uu sanadkii dhamaad yahay isla markaana uu dhamaadey qarashaadkii loo qoondeeyey Agoontaas ayaa keentey walaalayaal inaan idiin soo bandhigno qoraalkan, taana waxay tahay in aynu ka qeybqaadano qarashaadka sanadka 2010 ee agoonta SWACRO Afgooye oo dhan (Kun iyo Labo Boqol oo dalar) $ 1,200 oo ah biilka macalimiinta oo ah labo macalin, iyo dugsiga Agoonta SWACRO ee MUqdisho oo ah (Kun iyo Labo Boqol oo dalar) $ 1,200 oo ah biilka macalinka iyo kirada dugsiga. Intaa ka dib walaalayaal waxaa wanaag iyo mahadnaq ay u sugnaatey Allihii na uuntey oo na haleelsiiyey inaynu wax barto Agoontaasi, waxaynu gaarney guulo la taaban karo tan iyo markii aynu gacanta ku dhigney inaynu wax ka qabano jahliga agoontaasi, taasoo ah in labada dugsi 3 sano iyo ka yar ay quraanka Kariinka ku dhamaaneyn ku dhawaad 10 ardey, waxaana taasi ku cad in kaalintaas aduunyo iyo aaqiro ay lee yihiin mideenii ku baxshey dhaqaalihiisa, Wax la bartaa waxaa u wanaagsan quraanka Kariimka hadiiba aynu ku guuleysaney barida quraanka kariimka caruur agoon ah maxaynu filan kartaa, Haddaba walaalayaal weli waxaynu u baahanahay darajaadkii Alle aynu ka qeyb qaadano kor u qaadista mustaqbalka agoonta Soomaliyeed. Fadlan kaalmadaadu waa muhiim kuna soo hagaaji Somali Women And Chilren Rescue Org. Accoun Numberka ah 992 Qaran Bank Phone Number:--002521-5590407 002520-62287815 Email:- This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it . Madaxa Somali Women And Children Rescue Org (SWACRO) Yasmin Mayow Maxamed
Fadlan ka qeyb qaado waxbarida Agoonta SWACRO
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it Phone:--0025250-410004 This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
kala soco wara ku xiiso geliya kana qeeybqaado gargaarka walaalahaaga dhibaateeysan www.4somaliwomen.com
|

















































