Ogeyssis Ogeysiis Ogeyssi!
Waxaan dhamaan ogeysiineynaa akhristayaasha qiimaha leh ee 4somaliwomen.com ee aad u akhrista sheekada Mana Filbaa Magaceen Lunyee oo uu asbuuc walba inoo soo diro walaalkeen, Mualifka, iyo qoraaga weyn ee Alustaad Aweys Axmed Abuukar in aad ka akhrisan kartaan qeybihii idin dhaafay linkiga ku yaala dhinaca bidixda ee wata magaca sheekada, Mana filbaa magaceen lunyee.. Waxaan kaloon idin ogeysiineynaa in uu abwaankaan inoo soo wado sheeko cusub oo la magac baxday, Hana qaadkii naftediyo habeenkii gudcurka, waana sheeko aad u macaan oo jaceyl ah. Abwaan awees intaas kuma eka waxa ay maskaxdiisa weyn ay soo saarto, wuxuu kaloo noo soo wadaa, Filim aad iyo aad loogu riyaaqi doono. Filimkaas oo la magac baxay Amar eebo keeniyo imtixaanka aduun. Marka walaalayaal halkaan kala socda waqtiga uu filimkaas bilaawanaayo iyo sheekada cusub ee soo socoto. Tirik E. Ahmed Webmaster, 4somaliwomen.com
|