AudioAcrobat!
 
 E-mail

 

By: Al Abwan Aweis Ahmed Abukar (All Hikay)

Ila qosol inyar
dhalayareey iyo dhuceey ayaa dood dhax martay
Dhalayareey:-  Saaxibey  warku siiyo anigoo laabta ikacsantahoo jaceelkeygii isa soo buufnay ayaan iskuulka kasoo tagey waxaan guriga imid anigoo gaajo xun iheyso xanaaqiina isii dheeryahay suuligana aan aad ii aad ugu baahanahay inan kasoo xaajo guto , markiiba waxaan galay kushiinka intaan saxan ii qaado soo qaatay ayaan digsi meesha saarnaa daboolka ka qaadey  oon moodey ineey wax ku jiraan misna waa maranyahay, waxaan usoo cararay suuligii markii aan fariistoon sheekada dhameestey waxaanba gacanta ku sitaa weli qaadadii ii saxankii kaligeey ayaan qosol ladhacay hooyo oo ila yaaban ayaa suuligii iigu soo furtay misna waxey aragtay anoo gacanta ku heysta saxan ii qaado hooyo afkeey kala furatay alla gabdheyda waa iga waalatay haliigu yeero sheequl qarni majinigii aan somaliya ugu sootagay miyaa nadaba socda, waalii qabqabtay lii xir xiray dhexda in lii geshtey jiniyaan ka daaweeneenaa sidii lii tumaayay ayagalee iga daalay yaaba ani wax iga maqlaayo, saanaa lii galay ee maxaan sameeyaa , majaceelkaa waxaan ii keeney? ,magaajadaa iikeentey? mise jinigaa run ah? anaab hada iska shakisan.
dhuceey:- kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

Macaaneey aan war ku siiyo adi waxaad iloowdey wax muhiim ah, tasoo ah ducooyinkii nala dhahay aqrista markaad guriga kabaxeesaan, markaad soo galeesaan, markaad suuliga galeesaan ayaad iloowdey,  markasaa  gurigaba kusoo gashay  sac weeraxay camal marka wax maqabtidee buufis jaceel jinigii ladhahaayay lee lagaa tumee iska adkeeso macaaneey hada kadib ducada xasuusnoow, waalidiintaan garna magasho mana kabaxdo doolar aruuris ey ku jiraan i dubeey daaro kajeexo adoo habeenkii qarwaayale hadii lagu arko naa maxaa soo sameesey aa meel kuu taalo,
 
 

Ilaqosol   Ilaqosol ilaqosol
Dhuceey:-  Saaxibeey haye waaba lagu waayee aan war ku siiyo sheeko dhacdaan kuu hayaayee
dhala yareey:-   Haye maantana maxaa ii wadaa hee
Dhuceey:-  waxaan kuu sheegayaa adamigu mararka qaarkood waxuu iska aaminaa waxaan marnaba macquul eheen hadana maba moodo in uu denbi dhexdabaalanaayo, awood alihii ina uumay mooyee aan cidkale leheen ayuu si fudud ku mala awaalaa sheedaankana ugu fa aideestaa.
Dhalayareey:-   haye waaba yabee hadana somalideena waxaaba ina haleeyey dhaqankeena intiisa badan aan leheen sal iyo raad toona bal iisheeg maxaad aragatay.
Dhuceey:-   Saxibeey berigii ardeyda loo diraayay ololaha horumarinta reer miyaga ee afsomaliga dadka labaraayay waa tii iskuul waliba gobol loo diraayay, laba wiil oo waqooyi ka yimid ayaa loo diray gobolka jubada hoose ee kismaayo wilashaan waxaa ka dhaadhacsaneed in kismaayo dadka joogo ama ku nool ey qaarkood ruuxa bini adanka ihi ey badali karaan ey ka dhigi karaan xayawaan sixir dartii weliba markeey hablaha ku jeclaadaan, labadaan wiil taa ayaa ku qufulneed ama ka dhaadhac saneed labadooda si ey isku ilaliyaan waxey wada kireesteen qol oo halkaa ayeey ka shaqo tagi jireen soona wada laaban jireen, habeen habeenada ka mida eyey qayilaad u fariisteen waxaa ka go ay sigaarkii mid ayaa yiri iyara sug an dukaan kaa inoo dhaw inooga soo iibiyee markuu tagay ayuu wuxuu dukaanka kula kulmay gabar sheekuu iska camirtay, kii kale suu u sugaayay ayuu daahsadey markaasuu dibada usoo yara baxay misne wuxuu arkey dameer guriga agtiisa daaqaayo markaasuu moodey saxibkii oo lasoo badalay, markaasuu dameerkii intuu u tagay leeyahay, Miyeey ku badaleen masidaa eyey kuu galeen alla halkeen adaa bal aqalka soo gal suu dameerkii u riixaayay markii danbe dameerkii ayaa kacararay asoo yaaban ayuu aqalkii kusoo laabtay asagoo dhafooraha heysta ayaa waxaa albaabka usoo garaacey saxaibkii oo ey lasocoto gabadhii ey dukaanka isu barteen markuu kafuray ayuu yiri, miyey hadana sidaadii kuu soo celiyeen waa ilaah mhadii, matii ayaa ku daba socoto oo hadeer dameerka kaadhigatay naa ina dhaaf alihii ku uumay kayaaboo.
Dhalayarey:-    Bisnka bisinka waa arin cajiibbadan dad badan ayaa waxasa ii wax lamida ku dinbaawa oo ruux bini adana waxuu u shegey iska amina ala maskiin haye gabdhii maxey sameesey
Dhuceey:-  Wuxuu usoo qaatay kal masoo geleesid eyuu yiri saxibkii yaab war maxaaku heley ma intaan ka amaqnaa miyaa lagu heley, war aniga cidina ima helinee iskama war heysidee adigaalagu heley oo ey weli ku daba socotaa mawaxey kuu soo raacdey ineey aniguna ri iga dhigto naa na dhaaf dheh, gabadhii ayadoo yaaban eyey ka tagtey.

Waxaa qoray qadii cashaqana aan weli ka dhamaan
Aweys axmed abukar
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it  
 
 
Under the International copyright laws, no one should copy this story without the permission of the author and 4somaliwomen.com. This execlusive story belongs to 4somaliwomen.com.

Sheekadan lama koobi gareen karo lamana qaadan karo ayadoon fasax laga heysan qofkii qoray, Aweys axmed abukar


 

 
 

Caawi Gabdhahaan

Fadlan Ugargaara!

Tartanka_Quraanka

tartan quraan

Sahro U gargaara

Kutubeey

Ugargaara Qoyskan

Baa_Calwaan

Khadiijo

fadlan caawi

Sacdiyo_HIV

SWACRO_YouTube

Waqtiyada Salada

Wayeelada Liita

Caawi Bukaankan

No images

Adeegaha_Danyarta Youtube

Dadka Tabarta Yar

Wareysi barkhad

SWACRO

dugsiga_agoonta_SWACRO_15.jpg

2009 Afurinta SWACRO

Fadlan U Gargaara Seynab

Fadlan U gargaar

Warbixinti cartan