Waqtiyada Salada

Cunto Karis

jidka janada

Ali Sufi Home Academy

Quba Masjid

Sheeko Qosol Badan

BBC Radio

BBC NEWS

 E-mail

Ciqaabta Qofka Salaada ka taga

 

Xadiis saxiix ah oo nabiga Muhammad lagawariyay (SAW) ayaa wuxuu leeyahay sidan:


Qofka ka tagaa salaada wuxuu leeyahay 15 ciqaabood.

 Lix ciqaabood nolosha

·         Sadex marka uu dhinto

·          Sadex marka qabriga lagaliyo

·        

LiSadexda noloshan

1. Cimrigiisa ma barakeysn noloshiisa waa mid nasiib xun

2. Ducadiisa aqbal ma ah

3. Wajigiisa waa laga tirtiraa astaanta dadka fiican

4. Waxaa lagu ciqaabayaa waxkasta oo illaah abuurey

5. Ajarka fiican uu sameeyo ma laha

6. Ma lagu daro ducada dadka fiican

 

Sadexda ciqaabood marka uu dhimanayo

1. Wuxuu dhintaa asaga uu ceeboobey
2. Wuxuu dhintaa asaga oo baaheysan
3. Wuxuu dhintaa isaga  oon hayo, haddii uu biyaha badaha oo dhan cabo oon ka bi'i maayo

 

Sadexda ciqaabood ee qabriga

1. Allaah wuxuu isku ciriiriyaa feerihiisa illaa ay midba mid ka kormarto

2. Waxaa lagu shubaa korkiis dab

3. Waxaa uu Allaah u soo diraa mas qaniinaya oo la yiraahdo "geesi" kaas oo qaniina subaxii illaah duhur katagida salaad subax owgeed, duhurkii illaa casar ka tagida salaada duhur owgeed sida oo kale ayey salaad walba socon.  markii uu halmar qaniino wuxuu qofka dhulka hoos u galayaa 70 yards.

 

Sadexda maalinta qiyaamaha

1. Allaah wuxuu usoo dira qof raaca oo cadaabra ugu jiida wajigiisa

2. Allaah wuxuu ku fiiriya caro oo wajigiisa hilibka ayaa ka dhaca carada rabigiisa darteed

3. Allaah wuxuu ku xukumaa xukun adag oo waxaa lagu tuuraa cadaabta.

 

Fadlan u gudbi asxaabtada

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it   

 

Comments  

 
0 #1 ahmadia 2013-08-27 13:04
xadiiskaan baadhil waaaye saxiix ma ah iska fiiri walaal xadiiskaan waan raad raacay sax ma aho bal dib uraadi xadiiskaan hadii aad rabto in aad ogaataaa
Quote