AudioAcrobat!
 
 E-mail

 

 ILA qosol

Nin soomaali ah oo jooga wadamada reer-galbeedka ayaa lagu soo eedeeyay inuu dilay nagtiisa.
 Markii maxkamadii lakeenay ayuu diiday turjubaankii ay dowladu u qabatay doortayna mid uu yaqaanay oo uu moodayay inuusanba jirin qof qudha oo ka badiya afka-ingiriiska .
Waxaa uu u sheegay inuu sheego oo kaliya waxa uu u sheego oo qudha. Hadalkiisii ku bilaabay "naagtan Khaatiyan baan ka taagnahay, badahaygii bay gashay,ma nooli, way in nolol xabaashay, naagtaydii kale bay iga furtay, dukaankaygiina wuu kacay, wayna ilu goysay.
 Turgubaankiibaa waxa uu yiri "I will tell you, what he told me, he is fed up by this woman, she enterred his ocean,she bured him alive,she open his other wife and his shop stand up.and she was cutting his leg.


 

 
 

Caawi Gabdhahaan

Fadlan Ugargaara!

Tartanka_Quraanka

tartan quraan

Sahro U gargaara

Kutubeey

Ugargaara Qoyskan

Baa_Calwaan

Khadiijo

fadlan caawi

Sacdiyo_HIV

SWACRO_YouTube

Waqtiyada Salada

Wayeelada Liita

Caawi Bukaankan

No images

Adeegaha_Danyarta Youtube

Dadka Tabarta Yar

Wareysi barkhad

SWACRO

dugsiga_agoonta_SWACRO_4.jpg

2009 Afurinta SWACRO

Fadlan U Gargaara Seynab

Fadlan U gargaar

Warbixinti cartan