AudioAcrobat!
 
 E-mail

 

BAAQ KU WAJAHAN SII DEYNTA SHURUUD LA'AAN  LAMMAANAYAASHA REER INGIRIIS EE KU JIRA GACANTA AFDUUBAYAASHA

 

Anigoo ku hadlahaya magaca ururada bulshayada rayidka ee Somalia, magaca aqoonyahannada Somaaliyeed iyo kayga

Waxaam dhammaan Bulsahada Somaaliyeed oo dhan meel walba ay joogaan, Culumada joogta goobaha lagu haysto lammaaanayaasha, aqoonyahanada deggan meesha ay joogaan, urur bulshada rayidka ee joogaa degaanada lagu haysto lammaanayaasha u dirayaa in ay u sara kacaaan sidoo looga shaqeyn lahaa sii daynta lammaanayashaa.

Dadka haysta Lammaanayaashaan waxaanu leenahay walaalayaal sii daaya dadka masaakinta ah ee la il diran caafimaad darrida kana daysaan qalqalka.  Biniaadnimada ku ma jirto qof Biniaadan in aad iska heesataan aad ka dalbataan wax aysan awood u lahayn, Dadka dadkiinii Soomalida marti giliyey in ka badan 200,000 oo Somaaali ah baa maanta ku nool dalka ingiriisiga kuna nool si xornimo, sharaf, iyo xaquuq fiican ay ku leeyihiin.

 

baaqaani waxaan u jeedinayaa inta wax garata ee Somali ah joogtana dalka gudihiisa iyo dibediisa waan in aanu muujinaa in aanu ka wada xunahay lana ababulaa bannaaan baxyo meel walba iyo meesha lagu hayaba sidii loogu wada shaqayn lahaa sii deeynta laba lamaane iyadoona lagu xirin wax shuruud ah, waa in la sii dayaa BILAA SHUUURUUD.

AAWAY AQAYAARTII DEEGANAADAASI, AAWAY CULUMADII TOOSANAYD EE DEEGAANKAASI, AAWAY URURADII BULSHADA, AAWAY AQOONYAHANADII DEEGAANKAAS, AAWAY HAWEENKII DEEGAANKAAS, AAWAY SIYAASIINTII DEEGANAAKSI, INTABA WAXAN LEEYAHAY WALAALAYAAL KACA KANA SHAQEEEYA SII DEEYNTA LABADAASI LAMMAANE OO AH DAD LIITA OO XANUUNSAN,

 

Dhalinyarada haysata waxaan leeyahay haddii aad sii daysaan bilaa sharuud waad liibaanaysaan ADDUUN IYO AAKHIRO magac iyo sharafne waad ku noolaysaan.  Heysashadooda mid diinta ku fiican ma ahan, dhaqanka ku fiican ma ahan, dadnimada iyo biniaadinimadana kuma fiican ee WALAALAYAAL SII DAAYA SII DAAYA SII DAAYS

Rachel Chandler and Paul waxaad soo baxaysaan bilaa sharuud shacabka somaaliyeedna ee kala duwan waxay u taagan yihiin sidii la idinku soo dayn lahaa bilaa sharuud

 

 

Abdulkadir Hussein Maalin

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

Abdulkadir Hussein Maalin

Chairman of Somlink Relief and Development Organization

Co Chair Somalia Governance Coordination Sector Committe Meeting

Phone +254721241462

Nairobi,Kenya

Skype: maalin8

 

 

 

 
 

Caawi Gabdhahaan

Fadlan Ugargaara!

Tartanka_Quraanka

tartan quraan

Sahro U gargaara

Kutubeey

Ugargaara Qoyskan

Baa_Calwaan

Khadiijo

fadlan caawi

Sacdiyo_HIV

SWACRO_YouTube

Waqtiyada Salada

Wayeelada Liita

Caawi Bukaankan

No images

Adeegaha_Danyarta Youtube

Dadka Tabarta Yar

Wareysi barkhad

SWACRO

dugsiga_kismaayo3.jpg

2009 Afurinta SWACRO

Fadlan U Gargaara Seynab

Fadlan U gargaar

Warbixinti cartan