|
Tacsi Tiiraanyo Leh Jaaliyada Soomaaleed ee ku dhaqan Wadamada Denmark iyo Holland Waxay halkaan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan ummada Soomaaliyeed , eheladii, qoyskii iyo hooyo Xabiibo Cabdi Cali, geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Marxuum Cali-Mire Baliile ,oo dhowaan ku geeriyooday Magaalada Mogadisho waxayna leeyihiin Samir Iimaan . Inaa Lilaahi Waa inaa Ileyhi Raajicuun.waxayna kala yihiin dadka diraya Tacsida D E N M A R K H O L L A N D 1 Maxamed Xasan Caynte (Levo) 27 Ciise Yaasiin jeero iyo xaaskkiisa 2 Axmed Sheekh Maxamuud 28 Axmed Xaaji Liiro iyo xaaskiisa 3 Daahir Axmed Ciire 29 Axmed-Nuur iyio xaaskisa 4 Maxamed Daahir Sayid 30 Baare Siicow (Barre weyne) 5 Barre Maxmed Fiidow 31 Cabdullaahi Muudo 6 Muxudiin Maxmed Afrax 32 Axmed Afaraax iyo cartiisa 7 Max,ed Cabdulle Gaagaale 33 Ciise Maxamed Macalin iyo xaaskkiisa 34 Cali Axmed muuday 8 Cabdirahmaan Macalin Xasan 35 Bisharo Shekh 9 Bashiir Xaaji Cabdulle 36 Anwar Ugaas C/qaadir 10 Cli Axmed Geedi 37 Maxamed Cali Cusmaan iyo xaaskisa 11 Abdullahi Cabdi Gutaale 38 C/laahi Muumin Haaruun (faruuray) 12 Cabdulqaadir Cali Cabdulle 39 Maxamed Calim Xayle iyo xaaskiisa 13 C/kariim Muuse Faarax 40 C/shakuur Xaaji c/lle 14 Cabdullaahi Maxamuud Camay(Afjac) 41 Dhuuxo Cali Cosoble 15 Cabdulqaadir Maxamed Gacal 42 Farxiyo Maxmed Aadan Odageeda 16 Cali Cabdisalaan (Cali dheere) 43 Aweys Maxamed Samatar 17 Barre Maxamed Bariise 44 Axmed Maxamed Cali(Ax,ed jacayl)&xaskisa 18 Abshir Axmed Qaylow 45 Cabdi Calasow iyo Xaaskiisa 19 Max,ed Gaabow maxamed 46 Axmed Cagjar iyo Xaskiisa 20 Maxamed xasan (gaatamow) 48 C/laahi Maxmed Jimcaale (madaxay) 21 Cabdirashiid Muxudiin Rooble 49 Axmed Qadar C/llahi(Nadaro) 22 Axmed muuse Yalahow 23 Bashiir Biixi caalim 24 Waasuge Ibraahim nuur 25 Cabduqaadir maxamed Nuur 26 Xasan Cabdi Sheekh. Waxayna Allaah awooda iska leh uga baryayaan inuu Jannadiisa Fardowsa ah ka waraabiyo, qoyskii, eheladii iyo qaraabadii uu katagayna samir iyo iimaan ka siiyo Aamiin, Aamiin Aamiin Innaa Lillaahi wa innaa Ileyhi Raajicuun
|