|
Naanuaay Sheekh Abuukar oo kaalmo kaga timid Swedan Naanuaay Sheekh Abuukar oo kaalmo kaga timid Swedan Nacimo Xasan oo ah gabar ku sugan Swedan kana danqatey xanuunka walaasheeda Nuunaay ayaa soo gaarsiisey lacag ay ku faraxdey Nuunaay markii ay gaarsiisey wakiilka 4somaliwomen/SWACRO Rabi dhamaan umadiisa ha u naxariisto, in leysku wada naxariistana wey mudan tahay, markaad aragto qof caafimaad xumo heysa, hadan cuuryaan ah adigiyoo habeen qandhoodey ee taahaayey waxaad dib ugu laabaneysaa allihii ku uuntey, ee caafimadku iyo lexaadka oo lawada heystaa Alle ayay shukrigiisa ay u sugan tahay. Qofka hadii uusan waxba qabsan Karin hadana uu faqiir yahay waa camal tus inteeda la eg. Ee walaalayaal aynu goor walbo xasuusteena ha ku weynaato Allihii koonkaan na keenay. Nuunaay naafonimada waxaa u sii dheer xanuunkii xabada halkii loogaga dhuftey, Dhawaan ahay aheyd markii Nuunaay iyadoo lagdankii ilmahii agoonta ahaa oo ay hooyada u tahay nolol maalmeedkoodii ku howlaneyd uu nin ku yiri Nuunaay ku nasiibso qoriga halka xabad ee ku jirta waa nasiibkaagaagii, Alla maxaa cuqubo la galay, sheekadaasi Nuunaay in ay ka sheekeyso kamaba daasho, oo goortii ay kuu bilowdo ilin ayaa soo daadaneyso. Uur ku taalo iyo ciil badanaa dad aan Alle cabsigiisa aqoon oo nidaam iyo dowlad ka baqanaayana aaysan jirin. Nuunaay in mudo ah ayay ku sugneyd deegaanka Madiina, markii ay xaafadaasi ku noolaan weysay waxay ku soo laabatey degaankeedii hore ee uu dhibka ku gaarey ee Waaberi Aduunyadaan waa meel aad u quxur badan laakiin waxay ceebtu dul saran yahay kuwa aan qadarinin bidinaadamka ku nool aduunyada. Ee dhib walbo qofka geysta maalin un baa uu jazadkiisa uu helaayaa, Ee goor iyo ayaan aynu u taagnaano wax u qabadka dadkeena dhiban Kuna soo hagaaji caawimaadkaaga Yasmin Mayow Maxamed Email:-
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
Phone:--- 0025250-410004 002521-5590407 Somalia ---------Mogadisho Somalia -------------- Mogadisho
|