Waqtiyada Salada

Cunto Karis

jidka janada

Ali Sufi Home Academy

Quba Masjid

Sheeko Qosol Badan

BBC Radio

BBC NEWS

 E-mail

 

 Waa gabar yar  oo ay labadeeda waalid geeriyoodeyn 

Aniso C/laahi C/rashiid waa 8 jir, iyadoo 3 jir ah ayuu geeriyoodey aabaheeda, waxaa nolosheeda u istaagney Hooyadeyd  Muno C/laahi, Muno C/lahi Rabi ha unaxariisto sidey ku keento nolosha gabarteeda yar ilaah wuu u soo sahli jirey, Aniso aabe la aantii waxaa u soo labeeyey Hooyo la’aan.

 

 Aniso waxay ka mid tahay agoonta  SWACRO ee degmada Afgooye wax ka barta, weli waa caruur oo ma  fahmin wehel la aantu, waxaa xanaanada Aniso la wareegtey walaasheeda ka yara weyn ee  Sahro.

 

Aniso waxay is lahaayeen macalimiinta Agoonta SWACRO hadii ay geeriyootey hooyadeeda waxay ka hari doontaa waxbarashadii, laakiin ma aysan noqon, Aniso  waxay noqotey gabar wanaagsan ee halkeedii ka sii wadata  aqoonteeda.

 

  Aniso hooyadeed waxay ka dabooli jirtey wax badan una baahan dhaqaalo.aynu ka warheyno walaalayaal Aniso yareey.

 Aniso waxaad ku sadaqeysan karto waxaan ku soo hagaajin kartaa

   

Yasmin Mayow Maxamed

Email:-- This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

Mopel Phone ---002521-5590407

0025250-410004

Somalia ------ Mogadisho