Sheeko Qosol Badan

BBC NEWS

 E-mail

 

 

Fadlan waa Qoys dhibaateesan ee u gargaara.

 

Farxiyo Xasan waxay heysataan caruur 5 ah, waxay ku sugan tahay Muqdisho gaar ahaan xaafada Buula eelaay,

Farxiyo qaar ka mid ah caruurteeda waa Agoon, kuwa kalana aabihii dhalay tallo  gacan kuma haayo ee dhibaatada magaalada ka jirta ayaa u deyrisey.

 

 Farxiyo  oo iyadoo xambaarsan ubadkeeda waxay  soo gaartey xafiiska Somali Women And Children Rescue Organization. (SWACRO) waxayna codsatey in loo soo bandhigo dhibkeeda dhamaan inta baxsata sadaqada.

    “walaalayaal dantu leyskuma naco ayay leedhahay Farxiyo ee wax un ha la ii taro, midkiina oo I siiyaa 5$ waxay  cunto ii siineysaa 2  maalmood ciyaalkaan yar yar ee aan aqoon waxba ma hayo”

Ee fadlan hadii aad gargaare tahay la soo xiriir ciwaanka hoose oo laga helo.

 

Yasmin Mayow Maxamed

Email:- This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

Phone:-0025261-5590407

0025250-410004

Somalia Mogadishu