E-mail

FADLAN U GARGAAR GABADHAN DHIBAATAYSAN
 
KHDAN HAYBE GUUTAALE, WAA GABAR DHALIN YARO AH OO DHIBAATO XOOG LEH SOO GAARTAY, DHIBAATADAAS OO AH AYADO JOOGTO MAGAALADA LAAS CAANOOD AYAA LUGAHA KAGA DHACDAY RASAAS LA FURAY TAAS OO GAARSIISAY IN LUGAHA MIDNA LA GOOYO MIDNA LA KABI LA'YAHAY WAXAYNA JOOGTAA MAGAALADA HARGEYSA. HADABA MUXSINIINTA WAXAA LAGA CODSANAYAA IN ILAAHAY DARTII LAGU CAAWINO WAXAYNA U BAAHAN TAHAY DHAQAALE IYO CAAFIMAAD DIBADA AH MAR HADDII GUDAHA WAX LOOGA QABAN WAAYEY.
 


KHDAN HAYBE GUUTAALE PHONE # 252-24049711
 
 
Diyaariye: Moahmed Ahmed Magan (Cartan)
Swacaro Organization
www.4somaliwomen.com
612-242-9821

 

 

kala soco wara ku xiiso geliya kana qeeybqaado gargaarka walaalahaaga dhibaateeysan www.4somaliwomen.com  

 

Muxaadaro

gabadha kelyaha xanuunaaya

Muxaadaro

http://www.youtube.com/v/3y5Z346h_nE

fadlan tell-Telefoonka +254722282090

http://www.youtube.com/watch?v=5dqmyJg_Sxo&feature=player_embedded
yaasmiin_mayoow.jpg
cartan.jpg