E-mail

Fadlan u gargaar waa dhalinyaro indhoolayaal ah.

 

 

Xasan Ibraahim Xasan waxaa uu ka mid yahay dadka ku dhiban dalka Somaliya, ma shaqeysan karo ee waa indha la’yahay, waxaa hortaagan waayaha nololeyd si uu yeelo markii uu garan waayey ayuu  qadka taleefanka kula soo  xiriirey ururka samatabixinta Haweenka iyo Caruurta dhibaateesan ee (SWACRO) .

Ururkaan oo ah ururka dadka dhibaateesan ee ku sugan dalka Soomaliya baahidooda ku soo bandhigto www.4somaliwomen.com, dad badana ay ku najaxeyn ayuu  Xasan Ibraahim Xasan oo  ka mid ah dhalinyaro badan oo aan laheyn Arragii indhaha kuna  nool Muqdisho uuna  hormuud ka yahay  dhalinyaro kale ee aan waxba arkin ee  asaagiisa ah wuxuuna  ka  codsadey  SWACRO/4somaliwomen inay ku baahiso  codkooda,  gaarsiisana walaalaha qeyrka jecel kuwaasoo ku nool caalamka daafihiisa si uu uga helo gargaar walaalinimo

  Dhalinyaradaan ee uu Xasan Hormuudka ka yahay  ayaa ii sheegay markii ay damcaan inay soo aadaan magaalada si ay u helaan kaalmo lacageed inay kala  kulmaan is rasaaseyn kooxo is haya  ka dibna qofkii hogaaminaayey uu ka cararo iyagiina ay dhexda kaga dhacaan  masiibadii  dhaceysay,

   Xaalada ay ku nool yihiin dhalinyaradaani ayaa ah mid adag una baahan qof walboo insaan binidaamnimo ay ku jirtaa inuu  il raxmad gaar ah ku soo eego.dhalintaan aad arkeysaan qaar ka mid ah lexaadka indhaha ka sokow waa Cuuryaan oo biro ayay ku boodayaan,

Haddaba mid waliba waxaa uu qabaa Baahi gaar ah.

 Xasan  Ibraahim Xasan, waa dhalinyaro si gaar ah iigu sheegay inuu ku jiro hami guur ee aan gacan dhaqaalo heysan

 Maxamed Aadan Isaaq waa Naafo labo xaasle ah, dhowr  caruur ahna wuu ku xiriiraa,  wuxuuna igu yiri Maxamed  “ dantu waxay keentey inaan baahideyda u bandhig o walaalaheyga iga gacan roon ee walaalayaal  igu gacansiiya.

Ibraahim Aadan Raage iyo Maxamd Rashiid X Maxamed dhamaan waxay ka wada siman yihiin rafaadka nololeed ee  baahi  iyo dhibka heysata naafayaalka kale ee  ku nool dalka.

 Ee walaalayaal u   gargaara dhalinyaradaan Indhoolayaalka ah

Lana  socda gargaarkiinu waa muhiim xilli walba.

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

Phone :- 0025250-410004

               002521-5590407

 

Muxaadaro

gabadha kelyaha xanuunaaya

Muxaadaro

http://www.youtube.com/v/3y5Z346h_nE

fadlan tell-Telefoonka +254722282090

http://www.youtube.com/watch?v=5dqmyJg_Sxo&feature=player_embedded
yaasmiin_mayoow.jpg
cartan.jpg